Uhuru Kenyatta oo shaaciyey tirada dadka cudurka COVID-19 ka dilay shacabkiisa

Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta, ayaa ku baaqay in si wadajir ah loo qaado tallaabo ku aaddan sidii loo suurtogelin lahaa in si siman caalamka loo gaarsiiyo tallaalka COVID-19 Uhuru Kenyatta ayaa hadalkan ka sheegay khudbad uu ka jeedinayay kalfadhiga 76-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay. Waxaa uu ku sheegay in khudbaddiisa inay dhiirrigelisay hal-ku-dhigga … Continue reading Uhuru Kenyatta oo shaaciyey tirada dadka cudurka COVID-19 ka dilay shacabkiisa